Khilaafka DF iyo Jubaland oo ka sii daray
Your browser doesn’t support HTML5
Khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo Jubaland ayaa u muuqda mid faraha ka sii baxaya, kaddib markii ay dowladdu diiday dib u doorashada Axmed Madobe, sidoo kalena fartay garyaqaanka guud ee Soomaaliya inuu dacwad ku soo oogo Axmed Madoobe.