Soomaalida ku nool Magaalada Niagara Falls ee gobolka Ontario ee dalka Canada, waxay ka badqabaan dhibaatooyinka la xiriira is dilka dhalinyarada iyo isticmalka maadooriyaha, si ka duwan magaalooyinka waaweyn ee Soomaalida ugu badan ay daggan yihiin Toronto iyo Edmonton ee gobollada Ontario iyo Alberta.
Soomaalida deggen Niagara Falls oo 130KM jirtra Toronto, xuduudna la leh magaalada Buffalo ee gobolka New York ee dalka Mareykanka, waxey wacyigelinta dhallinyarada u isticmaalaan hab ka duwan kuwa deggen magalooyinka kale, taasoo natiijo waangsan ay
Haddabba, Wariyaha VOA-da ee Canada, Xuseen Nuur Xaaji oo booqday magaaladaasi ayaa arrimahan ka wareystay, Suldaan Buube Suldaan Cabdulle Buube oo kamid ah salaadiinta Soomaalida, ahn guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, wuxuuna waydiiyay tirada Soomaalida deggen magaaladaas iyo iska warqabkooda.
Your browser doesn’t support HTML5