Baarlamanka oo ansixiyey guddiga doorashada

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.