Turkey iyo Mareykanka oo isku haya Xamaas
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Qatar ayaa horraantii bishan sheegtay in hoggaamiyeyaasha siyaasadda ururka Xamaas ay ka baxeen dhulkeeda, dhowr ka mid ahna ay aadeen dhinaca dalka Turkiga. Hase yeeshee, Talaabadaasi ay madaxda Xamaas ugu wareegeen Turkiga ayaa waxaa ka soo horjeestay Washington.