Warbixinta isbitaallada gaarka ee Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Isbitaalalda sida gaarka ah loo leeyahay ee Muqdisho ku soo batay ayaa haatan bixiya addeegyo ay dadka Soomaalidu markii hore dibedda u tagi jireen. Qoysas iyo lamaanayaal fara badan ayaa haatan helay addeegga bacriminta ugxanta ee loo yaqaan IVF.
Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.