Dowladda Chad ayaa Khamiistii sheegtay inay soo afjartay heshiiskii iskaashiga dhanka difaaca ee ay la gashay Faransiiska, tallaabadaasi oo keeni karta in ciidamada Faransiiska ay ka baxaan dalka Bartamaha Afrika.
Warbixin ay arrintan ka qortey VOA waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5