Waa sidee xaaladda magaalada Xalab oo ay inteeda badan qabsadeen mucaaradka Suuriya?

Dagaal-yahannada fallaagada dalka Suuriya ayaa la wareegay inta badan magaalada Xalab oo ah magaalada labaad ee ugu weyn Suuriya markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 2016-kii, sida ay sheegtay koox la socota dagaalka Suuriya Sabtida maanta ah.

Waxaa sii socda dagaallada ay fallaagadan kula jirto ciidammada dowladda, xilli diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Ruushka ee Syria ku sugganna ay duqeymo ka geysteen qaybo ka mid ah magaalada.

Warbixin ay arrintan VOA ka qortay waxaa inoo soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.

Your browser doesn’t support HTML5

Mucaaradka Suuriya oo qabsaday magaalo muhiim ah