Joe Biden oo booqanaya qaarada Afrika
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka ka sii degaya ee Joe Biden ayaa todobaadkan ku wajahan dalka Angola ee Africakada koonfureed, isaga oo fulinaya ballan-qaad muhiim ah oo uu ku doonayo in lagu kobciyo xiriirka qaaradda Afrika.