Maalinta Aids-ka oo laga xusay Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta AIDS-ka adduunka. Halku dhega sannadkan ayaa ahaa Raac Tubta Toosan.