Metro-ga Riyadh oo la daah-furay
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa daah-furtay wajiga koowaad ee mashruuca xarunta tareenada dadweynaha ee Riyadh Axaddan maanta ah, taasi oo ah mid muhiim u ah nidaamka isu socodka magaalada.