Ruushka oo dad ku dilay Kherson, Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushku ay ku qaadeen magaalada Waqooyiga dalka Ukraine ku taala ee Kherson.Sidoo kale toddoba qof ayay dhaawacyo kasoo gaareen weerarkan.