Kiiska Daacishta Soomaaliya ee Sweden
Your browser doesn’t support HTML5
Dacwad oogayaasha Sweden ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in ay dacwad ku soo oogeen saddex qof oo la tuhunsan yahay in ay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish, kuwaas oo oo lagu eedeeyey in ay maleegeen falal argagixisanimo oo ay ku jiraan kuwa ka dhan ah danaha Yahuudda.