Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Syria
Your browser doesn’t support HTML5
Muuqaalo ay baahiyeen kooxda mutadawiciinta gurmadka deg dega ee Suuriya, kooxaha Koofiyadaha Cad loo yaqaan ayaa muujinaya dhismayaal iyo baabuur la qarxiyay aagga la deggan yahay ee Idlib iyo dad dhaawac ah oo lagu qaadayo ambalaasyo.