Guinea: 56 qof oo ku dhintay isbuurasho
Your browser doesn’t support HTML5
Isbuurasho ba’an oo ka dhacday ciyaar kubbadda cagta ah ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 56 qof, magaalada labaad ee dalka Guinea ee N’Zerekore, sida ay sheegtay xukuumadda talada haysa.