Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan marti ku ah Duniya Maxamed Cali, oo madax u ah urur ka shaqeeya waxbarashada iyo horumarinta dumarka Soomaaliyeed. Duniya ayaa ka hadlaysa caqabadaha haysta dumarka Soomaaliyeed, gaar ahaan gabdhaha soo koraya.
Waxaa wareysatay Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5