Xil ka xayuubinta madaxweynaha K/Kuuriya

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamaanka dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta gudbiyey xeer maamuuska lagaga xayuubinayo Yoon Suk Yeol oo ah madaxweynaha dalkaasi, kadib markii uu xukun deg deg ah ku soo rogay wadankaasi oo xulafo muhiim ah la ah Maraykanka.