Halista doorashooyinka ka dhaca Afrika
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashooyinka Africa ka dhaca ayaa inta badan ah kuwo aad indhaha loogu hayo isla markaana wata xiisado kacsan, taasi oo keentaa cabsi soo wajahdo cod-bixiyaasha. Khubarrada Ghana ayaa sheegaya in cabsida xiisadaha siyaasadeed, iyo rabshadaha ay noqon karaan kuwo halis ah.