Amnesty oo Israel oo ku eedeysay xasuuq

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah shacabka Gaza ayaa ka falceliyey warbixinta hay’adda Amnesty International ee Israel ku eedeysay inay gaysteen xasuuq ka dhan ah Falastiiniyiinta inta uu socdo dagaalka Gaza.