Spain oo sharciyo siineysa muhaajiriinta
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Spain oo qorsheyneysa inay Fiisooyin dal ku joog ah u yaboohdo boqolaal kun oo muhaajiriin aan sharciyeysneyn ah, kuwaas oo horey ugu sugnaa dalkeeda – iyadoo dowladdu ay sheegtay inay u baahan tahay shaqaale dhallinyaro ah si ay u kobciso dhaqaalaheeda.