Bashar Al-Assad oo xukunka laga tuuray
Your browser doesn’t support HTML5
Dawladdii Suuriya ayaa burburtay saaka kadib duulaan deg deg ah oo ay kooxaha mucaaradku ku qabsadeen magaalada caasimada u ah dalkaasi ee Dimishiq. Dadweyne badan ayaa jidadka isugu soo baxay si ay ugu dabaal degaan dhicitaanka qoyska al-Assad oo dalkaasi maamulayey muddo 50 sano ah.