Ghana: Dramani oo soo rogaal celiyey

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib markii cod-bixiyeyaashu ay u muuqdeen kuwo ku ciqaabaya xisbiga talada haya ee New Patriotic Party sida uu u mamulay dhaqaale xumida dalka.