Wararkii ugu dambeeyey ee Suuriya

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda mucaaradka Suuriya ayaa Axadii soo afjaray xukunkii Bashar al-Assad oo dalkaasi muddo dheer kasoo talinayey, kadib marki ay qabsadeen caasimadda Dimishiq. Bashar ayaa hadda ku sugan dalka Ruushka oo magangalyo laga siiyay isaga iyo qoyskiisa, sida ay sheegtay warbaahinta Ruushka.