Xuutiyiinta oo weeraray gudaha Israel

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn, oo loo badinayo inay ka soo duushay Yemen, ayaa ku qaraxday dabaqa sare dhismo la deggan yahay oo ku yaalla magaalada Yavne ee bartamaha Israa’iil Isniintii, iyada oo aan wax khasaare ah geysan, sida ay sheegeen ciidamada Israa’iil iyo kuwa gurmadka degdegga ah.