Abaal-marinta dhallinyaro Somali ah
Your browser doesn’t support HTML5
Koox dhalinyaro Somali ah oo ku nool Muqdisho oo isku xil saaray inay nadiifiyaan deegaanka ku hareeraysan badda, iyagoo todobaadkiiba hal maalin isa soo uruursada ayaa ku guuleystay biladda abaal marinta dadka sida tabaruca ah ku shaqeeya ee carabta ee Arab Volunteer Award oo lagu bixiyo Beirut.