Militariga Taiwan oo heegan la geliyey
Your browser doesn’t support HTML5
Militariga Taiwan ayaa heegan sare ku jiray Isniintii isagoo bilaabay dhoolatus dagaal ka dib markii la ogaaday in maraakiibta dagaalka ee Shiinaha iyo maraakiibta ilaalada xeebaha ee ku sugan biyaha jasiiradda.