Khiyaanada iyo dhaca Internet-ka

Your browser doesn’t support HTML5

Khubarada arrimaha bulshada ayaa sheegaya in shabakadaha khiyaanada iyo dhaca internet-ka ee Koonfur Bari Aasiya iyo magafayaasha dadka tahriibiya ee la xiriira ay sii kordhayaan, sida uu soo sheegayo wariyaha VOAda Dave Grunebaum.