Xasan Sheekh iyo Abiy oo kulmaya

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Somaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah Arbacada ku yeeshaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga.