Dibad-baxyo maanta ka dhacay Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday, islamarkaana xiray ugu yaraan saddex qof Talaadada maanta ah, iyadoo boqolaal qof ay ka mudaaharaadayeen mowjado dilal ka dhan ah haweenka ah, sida ay sheegeen dadka u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda aadanaha.