Ciidamada Israel oo galay Suuriya

Your browser doesn’t support HTML5

Kadib Markii Axadddii la soo dhaafay xukunka laga tuuray hogaamiyihii Suuriya muddada dheer ka talinayay ee Bashar Al-Asad, Israa'iil ayaa la wareegtay aagga ciidamada ka caaggan ee buuraleyda Golan, waxayna weerartay warshadaha hubka ee ku dhow Dimishiq.