QM oo u digtay Israel
Your browser doesn’t support HTML5
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Suuriya ayaa Talaadadii ugu baaqay Israa'iil in ay joojiso dhaq-dhaqaaqyada milatari iyo duqeymaha ay ka waddo Suuriya, ka dib markii kormeere dagaal uu sheegay in 300 oo duqeyn xagga cirka ah ay Israel ka fulisey dalkaas tan iyo markii la riday Bashar Al-Assad.