Netanyahu oo la maxkamadeynayo
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa ka soo hormuuqdey maxkamadda Tel Aviv Talaadada maanta si loogu qaado dacwo mudo soo socotey oo musuq-maasuq taasi oo ay u badan tahay inay ku qasbi doonto inuu u dhexeeyo qolka maxkamadda iyo qolka dagaalka laga hago muddo toddobaadyo ah.