Seychelles iyo dacwadda Hague
Your browser doesn’t support HTML5
Seychelles, oo ah jasiirad yar oo ku taalla xeebta bari ee Qaaradda Afrika, ayaa ka mid ah waddamada ka qayb galaya dhageysiga dacwad la xiriirta isbeddelka cimilada oo ka dhacaya 13-ka bishan Diseembar Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Hague, Netherlands.