NASA oo ku noqoneysa dayaxa

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda hawada sare ee Maraykanka ee NASA, ayaa hoggaaminaysa dadaal lagu doonayo in cirbixiyeennada loogu celiyo dayaxa dushiisa iyo in la sameeyo joogitaanka joogtada ah ee dusha dayaxa.