deegsiga maraakiibta xamuulka

Your browser doesn’t support HTML5

Adeegsiga maraakiibtii xamuulka lagu rari jiray ayaa laga yaaba inay dib u soo noqdaan. Maalmahan, gaadiidka badda ee deegaanka u wanaagsan ayaa lagu qalabeeyey teknolojigii u dambeeyey.