Wasiir ka tirsan Taliban oo qarax lagu dilay
Your browser doesn’t support HTML5
Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan ayaa Arbacada maanta ah lagu dilay magaalada Kabul, ka dib markii qof isa soo miidaamiyey uu isku qarxiyey xafiiska wasaaradda.
Your browser doesn’t support HTML5