Khameni oo ka hadlay guul-darrada Assad

Your browser doesn’t support HTML5

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatullahi Cali Khamenei ayaa Arbacada maanta ah sheegay in dhaawaca ku yimid udub dhexaadkii iska caabinta ee Israel ka soo horjeeday, iyo tuuristii Bashaar Al-Asad ayna waxba u dhimi doonin awoodda Iran.