Gaza: Israel oo duqeyn ku dishay 22 qof

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda Difaaca Madaniga ah ee Gaza ayaa Arbacada maanta ah sheegtay in duqeyn xagga cirka oo ay Israel xalay ka geysatay dhinaca woqooyi ee Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan 22 qof oo ay ku jiraan dumar iyo caruur.