Qorshaha ciidamada Mareykanka ee Syria

Your browser doesn’t support HTML5

Markii ay dhacday xukuumaddii Dimishiq, waxa kor u kacay walaaca laga qabo waxa uu noqon doono wajiga kan xiga ee ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka ay colaaduhu ka Jiraan ee Syria.