Sheekada Mahamud iyo Rashid Omari
Your browser doesn’t support HTML5
Walaalo reer Kenya ah oo lagu kala magacaabo Mahamud iyo Rashid Omari waxaa ka go’an in ay wixii awoodooda ah u qabtaan deegaanka iyagoo isla markaana leh ganacsi guuleystey. Labaduba waxay u beddelayaan wargeysyada dib loo warshadeeyay qalin-qoriyaal.