Dowladda oo baareysa Axmed Madoobe

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriir ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka dhaxeeyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo ururka al-Shabab.