Israel oo qabsatay qeybo ka mid ah Syria
Your browser doesn’t support HTML5
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Natenyahu ayaa Axaddii shaaca ka qaaday in uu amray in ciidankiisu ay qabsadaan dhulka militariga ka caaggan ee ay Suuriya ilaalin jirtay ee buuralayda Juulaan, ka dib markii kooxihii mucaaradku ay xilkii ka tureen Bashaar al Asad.