Xaaladda dadka tuulada Qabri-calan

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka ku dhaqan tuulada Qabri-calan ee hoostagta magaalada Doolow ayaa ka cabanaya adeegga dhinaca caafimadka ah oo aad u liita. Cabduqaadir Zubeyr ayaa warbixintan kasoo diray Qabri-calan.