Muhaajiriin lagu la’yahay xeebaha Italy
Your browser doesn’t support HTML5
In ka badan 40 muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen xeebaha Lampedusa ee dalka Talyaaniga ka dib markii gabar 11 jir ah oo kaligeed ka badbaaday ay sheegtay in doonidii ay la socotay ay dagtay, sida ay sheegeen koox samatabixin Arbacadii.