Dhibaatada haysata beeraleyda Hindiya
Your browser doesn’t support HTML5
Waqooyiga Hindiya, dhul aad u ballaaran ayaa sannadihii u dambeeyay isu beddelay dhul cidla ah, kaddib markii beeralaydu ay ka tageen tacbashada beerahooda -- qayb ahaan waxaa sabab u ahayd faa'iido la'aan.