Hindisaha cusub ee beeraleyda Malawi

Your browser doesn’t support HTML5

Ugu danbeytiina, Hindise cusub oo dib u qaabeynaya nolosha beeralayda yaryar iyo ardayda ee dalka Malawi ayaa ka jira dalkaas. Barnaamijyada quudinta caruurta oo ay dadka deegaanku la yimaaddeen, ayaa waxaa taageeraya barnaamijka cuntada Adduunka QM ee WFP.