Caado dhaqameedka dadka Afrikaanka

Your browser doesn’t support HTML5

Sannad walba bisha December, dad badan oo Afrikaan ah ayaa dib ugu laabta dalalkii ay ka soo jeedeen si ay waqti ula soo qaataan qoysaskooda soona nooleeyaan dhaqamadooda.Dalka Koonfur Afrika, dhaqanada ka jira waxaa ka mid ah isku daaweynta Daawo dhaqameedka.