Trump oo ku hanjabay masaafurinta malaayiin qof
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu sameyn doono masaafurintii ugu weyneyd ee taariikhda Maraykanka. Arrintaas ayaa keentay su’aalo badan oo ku saabsan sida ay suurta-gal ku tahay iyo sharcinimeedada labadaba.