Israel oo 18 qof oo kale ku dishay Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa sheegtay Axaddan in duqaymo dhacay xilli habeenimo ah oo ay Israa’iil ka fulisay guud ahaan dhulka Falastiiniyiinta ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof, oo ay ku jiraan afar qof oo barakacayaal ah oo gabbaad ka dhigtay teendho.