Ergeyga QM oo u ololeynaya Suuriya

Your browser doesn’t support HTML5

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya, Geir Pedersen ayaa Axaddan sheegay mar uu booqasho ku joogay Dimishiq in uu rajaynayo in si deg deg ah loo soo afjaro cunaqabataynta ka dib markii uu dhacay madaxweynihii hore ee dalka Bashaar Al-Asad.