Qorshaha gargaarka Mareykanku bixiyo
Your browser doesn’t support HTML5
Meelaha lagu kala bixinayo gargaarka Maraykanka uu siiyo dalalka dibadda iyo xaddiga uu bixinayo ayaa ah labo su’aalood oo waaweyn oo sugaya maamulka Trump marka uu xilka la wareego bisha January ee sanadka soo socda.